Shirweyne ka socday Muqdisho oo Caawa lasoo gunnaanaday (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa soo xiray Shirweynaha Waxbarashada Qaranka oo lagu soo gunnaanaday Muqdisho. Shirkan oo socday muddo shan cisho ah, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare XFS oo ay ka qeyb galeen bahda waxbarashada dalka mas’uuliyiin ka tirsan labada … Continue reading Shirweyne ka socday Muqdisho oo Caawa lasoo gunnaanaday (Daawo Sawirro)